Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxay ka dhigan tahay dilka hogaamiyihii sare Ee Iran?
    Somalia

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay dilka hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 1, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Geeridiisu,waxay ka turjumaysaa diciifnimada Ciidamada ilaalada Kacaanka oo ah kuwa ugu awooda badan,isla markaana shaqadoodu tahay ilaalinta Kacaanka.

    Sidoo kale,waxay muujinaysaa sirdoonka Iran siduu dhulka uyaalo oo looga dhex adeegtay.

    Waxay guul weyn oo ay ka gaareen hawlgalka utahay Maraykanka iyo Israa’iil maalintii 1-Aad ee hawlgalka ka dhanka ah Wadaada Iran.

    Sidoo kale geeridiisu xiliga ay kusoo beegantay iyo sida fudud ee loo dilay,waxay keeni kartaa…..

    1. In nidaamka Kacaanku burburo gebi ahaan.
    2. In ugu yaraan xukunka iyo Qofka badalaya loolan ka dhasho.
    3. In Ciidanka qayb inqilaab ku dhaqaaqdo.
    4. In kacdoonka Shacabku dhiirigelin helo markale.

    Waa war uweyn Maraykanka iyo Israa’iil geerida hogaamiyaha sare maalintii koobaad ee dagaalka.

    Waa war dhabarjab ku ah Kacaanka 50-ka Sano soo talinayay iyo khasaarihii ugu weynaa ee uu la kulmo Kacaanka Iran.

    Geerida hogaamiyaha sare,waa fursad gudaha xaalad looga abuuri karo gudaha oo ugu yaraan,waxaa kala daadanaya isku xirnaantii nidaamka Wadaada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yaa lala dilay hogaamiyihii sare Ee Iran?

    March 1, 2026

    Iran oo weeraro ku ekaysiisay Wadamada Khaliijka Carbeed

    February 28, 2026

    Faahfaahin khasaaraha ka dhashay weerarada Iran Ee Imaaraadka

    February 28, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay dilka hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Yaa lala dilay hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Iran oo weeraro ku ekaysiisay Wadamada Khaliijka Carbeed

    Faahfaahin khasaaraha ka dhashay weerarada Iran Ee Imaaraadka

    The Ministry of Defence (MoD) announced that the UAE today was subjected to a blatant attack

    Trump oo ku dhawaaqay in Ciidamada Maraykanku bilaabeen dagaalkii Iran

    Maraykanka oo si rasmi ah ugu biiray dagaalka ka dhanka ah Iran

    Dagaalkii Iran iyo Maraykanka-Israa’iil oo toos u bilowday

    Dagaal udhaxeeya Maraykanka iyo Iran oo qarka usaaran in uu bilowdo

    Khudbad macno leh,ayuu ujeediyay Madaxweyne Deni Shacabka Somaliyed.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.