Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»GMS oo ka diyaariyay qorshe ay uga hor tagayaan doorashada Xasan Ee DG
    Puntland

    GMS oo ka diyaariyay qorshe ay uga hor tagayaan doorashada Xasan Ee DG

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GMS si guud,wuxuu isla qaatay in hawlgalka dalka lagu badbaadinayo in la gaarsiiyo ilaa heer DG.

    Si gaar ah,waxaa laga hawlgalayaa Caasimadaha DG,iyadoo laga hortagayo doorashada Xasan Shiikh….

    1. C.C.Warsame,Khayre,Koofi,Carab iyo Rooble,waxay ka hawlgalayaan Galmudug.
    2. Sh.Shariif iyo Cosoble,waxay ka hawlgalayaan Hir-shabelle.
    3. KG,waxaa hogaamin doona Fargeeto.

    Go’aankan,wuxuu yimid markii Xasan diiday in uu faraha kala baxo doorashooyinka DG harsan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo xiray Marinka Hurmus

    April 13, 2026

    Faallo:-Hadii la waayo Qaran loo siman yahay in lakala tago ayay ugu badisaa Puntland

    April 12, 2026

    Xogta rasmiga ah Ee shidaal qodista Somaliya Ee Turkiga

    April 12, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo xiray Marinka Hurmus

    US Central Command to begin maritime blockade on #Iranian ports following President Trump’s warning

    Faallo:-Hadii la waayo Qaran loo siman yahay in lakala tago ayay ugu badisaa Puntland

    Xogta rasmiga ah Ee shidaal qodista Somaliya Ee Turkiga

    Faallo:-Somalidu ma leeyihiin Ciidan Qaran?

    Wadahadaladii Maraykanka iyo Wadaadada Iran oo fashilmay

    Maraykanka iyo Wadaada Iran oo wada hadal uga furmay Pakistaan

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.