Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Masar iyo Turkiga oo hub iyo Rasaas ka dejiyay Laascaanood
    Puntland

    Masar iyo Turkiga oo hub iyo Rasaas ka dejiyay Laascaanood

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 23, 2026Updated:June 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarado sida hub ayaa ka degay maalmihii kasoo dhaafay magaalada Laascaanood gobolka Sool, iyagoo kasoo kicitimay magaalada Muqdisho.

    Hubkan oo u badan rasaas ayaa laga soo saaray keydadka hubka ee Dowladda Federaalka ah, waxaan la xaqiijiyay in loogu talagalay in galiyo deegaanada Puntland, si loogu adeegsado khalkhal galinta Amniga iyo xasiloonida mandiqada.

    Idilnews ayaa ogaatay in hubkan iyo rasaasta ay keeneen Masar iyo Turkiga, kuwaas oo dabada ka riixaya qorshaha Xassan Shiikh, ee maalgalinta maleeshiyaad hubaysan iyo abuurista Burcad-badeeda ka howlgasha xeebaha Puntland, si loo dildilaaciyo Amniga deegaanka, oo kasoo baxay dagaalo qaatay sanad iyo dheeraad oo ciidamada Difaaca Puntland ku wajaheen kooxda argagaxisada caalamiga ah ee Daacish.

    Sirdoonka Puntland ayaa si dhow ula socday hubkan ka degay Laascaanood iyo dhaqdhaqaaqyada socda, Halka sirdoonada Somaliland iyo Itoobiya oo si dhow ula shaqeeya Sirdoonka Puntland ay Isha ku hayaan.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Strategic Plan to Reshape Somalia and the Horn of Africa Is Already Underway

    June 23, 2026

    Shariif oo war kasoo saaray xasuuqii Ari-Caddeeye.

    June 23, 2026

    SOOL: Aas wadareed loo sameeyay dadkii lagu xasuuqay Ari-Caddeeye

    June 23, 2026
    Latest Posts

    Strategic Plan to Reshape Somalia and the Horn of Africa Is Already Underway

    Masar iyo Turkiga oo hub iyo Rasaas ka dejiyay Laascaanood

    Shariif oo war kasoo saaray xasuuqii Ari-Caddeeye.

    SOOL: Aas wadareed loo sameeyay dadkii lagu xasuuqay Ari-Caddeeye

    Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Wasiirada uu magacaabay MW Deni

    DHISMAHII PUNTLAND IYO HIMILADII SIYAASADEED EE KA DANBEEYSAY

    Why Has Somalia Failed to Build a Strong Federal Government Since 1991 While the Republic of Somaliland Has Built Stable Institutions?

    Israeli soldiers of African heritage,deployed to Somaliland

    Xassan Shiikh oo farriimo adag kala soo laabtay Kenya, kaddib kulankii RUTO

    SOOL: 25 Ruux oo lagu dilay dagaal Beeleed ka dhacay Ari-Caddeeye

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.