Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kasoo baxay kulankii Dowladaha Puntland iyo Maraykanka?
    Puntland

    Maxay kasoo baxay kulankii Dowladaha Puntland iyo Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulanka Puntland iyo Maraykanka oo ahaa mid Laba geesood ah oo iskugu jiray arimo siyaasadeed iyo kuwo Milleteri,ayaa waxaa kasoo baxay qodobo muhiim ah oo laysla gaaray.

    Ciidamada?

    1.Maraykanku,wuxuu si weyn obogaadiyay Ciidamada difaaca Puntland.

    2.Maraykanku,wuxuu ballan qaaday in uu sii laba jibaarayo taageeradiisa Ciidamada difaaca Puntland.

    3.Maraykanku,wuxuu goobta ka sheegay in ay laba jibaarayaan duqaymaha argagixisada oo ay qayb kasii ahaanayaan hawlgalka Calmiskaad ilaa laga soo afjarayo argagixisada.

    4.Maraykanku,wuxuu tababarayaa oo qalabaynayaa Guutooyin ka tirsan Ciidamada Daraawiishta PL.

    5.Maraykanku,wuxuu la hawlgalayaa Ciidamada Daraawiishta.

    Siyaasada?

    PL iyo weftiga Maraykanka ee siyaasada oo qaatay kulan gaar ah,ayaa kawada hadlay….

    B.Siyaasada.
    T.Dhaqaalaha.
    J.Mashaariicda horumarineed.

    Kulankaas,wuxuu kusoo dhamaaday guul iyo isafagarad PL ay ku heshay wax badan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wefti sare oo Maraykan ah oo soo gaaray Puntland

    November 27, 2025

    Hawlgalkii Hillaac Ee Buuraha Calmiskaad oo gabagabo ku dhow

    November 27, 2025

    Maraykanka “Puntland way sifaysay Buuraha Calmiskaad”

    November 27, 2025
    Latest Posts

    Maxay kasoo baxay kulankii Dowladaha Puntland iyo Maraykanka?

    Wefti sare oo Maraykan ah oo soo gaaray Puntland

    Hawlgalkii Hillaac Ee Buuraha Calmiskaad oo gabagabo ku dhow

    Maraykanka “Puntland way sifaysay Buuraha Calmiskaad”

    Trump oo markale weeraray Somalida iyo Wadankoodaba

    Imaaraadka oo laba jibaaray taageerada uu siiyo Puntland

    Wefti sare oo Maraykan ah oo gaaray Somaliland

    Folkaano xoog badan oo ka qaraxday Deegaanka Canfarta Itoobiya

    Ciidamada Maraykanka oo hawlgallo ka fuliyay gudaha Puntland

    Madaxweyne xigeenka Galmudug iyo M.xigeenka Zambia oo kulmay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.