Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa kasoo baxay kulankii Dowladaha Puntland iyo Maraykanka?
    Puntland

    Maxaa kasoo baxay kulankii Dowladaha Puntland iyo Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2025Updated:November 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulanka Puntland iyo Maraykanka oo ahaa mid Laba geesood ah oo iskugu jiray arimo siyaasadeed iyo kuwo Milleteri,ayaa waxaa kasoo baxay qodobo muhiim ah oo laysla gaaray.

    Ciidamada?

    1.Maraykanku,wuxuu si weyn obogaadiyay Ciidamada difaaca Puntland.

    2.Maraykanku,wuxuu ballan qaaday in uu sii laba jibaarayo taageeradiisa Ciidamada difaaca Puntland.

    3.Maraykanku,wuxuu goobta ka sheegay in ay laba jibaarayaan duqaymaha argagixisada oo ay qayb kasii ahaanayaan hawlgalka Calmiskaad ilaa laga soo afjarayo argagixisada.

    4.Maraykanku,wuxuu tababarayaa oo qalabaynayaa Guutooyin ka tirsan Ciidamada Daraawiishta PL.

    5.Maraykanku,wuxuu la hawlgalayaa Ciidamada Daraawiishta.

    Siyaasada?

    PL iyo weftiga Maraykanka ee siyaasada oo qaatay kulan gaar ah,ayaa kawada hadlay….

    B.Siyaasada.
    T.Dhaqaalaha.
    J.Mashaariicda horumarineed.

    Kulankaas,wuxuu kusoo dhamaaday guul iyo isafagarad PL ay ku heshay wax badan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.