Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Cumar Cabdirashiid”Mawqifka Somaliya ee dhexdhexaadnimo marna danteedu kuma jirto”
    Somalia

    Video:-Cumar Cabdirashiid”Mawqifka Somaliya ee dhexdhexaadnimo marna danteedu kuma jirto”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 7, 2017Updated:July 7, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, kana tirsan mudanayaasha aqalka sare, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ka qayb-galaya barnaamijka Martida Makarafoonka ayaa sheegay in maslaxadda Soomaaliya aysan marnaba ku jirin mawqifka dhexdheaaxdnimo ee dawladda Soomaaliya ay ka qaatay xiisadda carabta.

    Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay in mawqifkaasi laga noqdo isaga oo sheegay in maslaxadda Soomaaliya ay ku jirto in lala safto dalalka Sucuudiga, Imaaraadka iyo Masar oo uu sheegay in ay mar walba usoo gurmadaan Soomaaliya.hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan

     

     

     

     

     

    Halkan ka dhagayso codka Cumar Cabdirashiid

    https://youtu.be/6gU2Ty4U0JA

     

     

     

     

     

     

     

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/07/d-1.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay dilka hogaamiyihii sare Ee Iran?

    March 1, 2026

    Yaa lala dilay hogaamiyihii sare Ee Iran?

    March 1, 2026

    Iran oo weeraro ku ekaysiisay Wadamada Khaliijka Carbeed

    February 28, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay dilka hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Yaa lala dilay hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Iran oo weeraro ku ekaysiisay Wadamada Khaliijka Carbeed

    Faahfaahin khasaaraha ka dhashay weerarada Iran Ee Imaaraadka

    The Ministry of Defence (MoD) announced that the UAE today was subjected to a blatant attack

    Trump oo ku dhawaaqay in Ciidamada Maraykanku bilaabeen dagaalkii Iran

    Maraykanka oo si rasmi ah ugu biiray dagaalka ka dhanka ah Iran

    Dagaalkii Iran iyo Maraykanka-Israa’iil oo toos u bilowday

    Dagaal udhaxeeya Maraykanka iyo Iran oo qarka usaaran in uu bilowdo

    Khudbad macno leh,ayuu ujeediyay Madaxweyne Deni Shacabka Somaliyed.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.