Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Deegaanka Xamxamaa ee Gobolka nuugaal oo laga hirgaliyay Biyo xireen
    Somalia

    Video:-Deegaanka Xamxamaa ee Gobolka nuugaal oo laga hirgaliyay Biyo xireen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 14, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Dowlada Puntland ayaa maanta dhagax dhigtay Biyo xireen laga samaynayo Togga Dhuugleey oo ku yaala deegaanka Xamxamaa ee Gobolka Nugaal, Waxaana ka qeybgalay munaasabada Madaxda Wasaaradda Deegaanka, Masuuliyiin ka socota Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha, Beeraha, Xafiiska Deegaanka Dowlada Federalka Somalia,Maamulka iyo Shacabka Tuulada Xamxamaa, iyo Qaar ka mid ah Hay,addaha Bahwadaagta la ah Wasaarada Deegaanka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay dilka hogaamiyihii sare Ee Iran?

    March 1, 2026

    Yaa lala dilay hogaamiyihii sare Ee Iran?

    March 1, 2026

    Iran oo weeraro ku ekaysiisay Wadamada Khaliijka Carbeed

    February 28, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay dilka hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Yaa lala dilay hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Iran oo weeraro ku ekaysiisay Wadamada Khaliijka Carbeed

    Faahfaahin khasaaraha ka dhashay weerarada Iran Ee Imaaraadka

    The Ministry of Defence (MoD) announced that the UAE today was subjected to a blatant attack

    Trump oo ku dhawaaqay in Ciidamada Maraykanku bilaabeen dagaalkii Iran

    Maraykanka oo si rasmi ah ugu biiray dagaalka ka dhanka ah Iran

    Dagaalkii Iran iyo Maraykanka-Israa’iil oo toos u bilowday

    Dagaal udhaxeeya Maraykanka iyo Iran oo qarka usaaran in uu bilowdo

    Khudbad macno leh,ayuu ujeediyay Madaxweyne Deni Shacabka Somaliyed.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.