Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku geeryooday, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo galabta lagula beegsaday isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho kolonyo kamid ah Ciidammada AMISOM. Idilnews
Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PLNovember 19, 2025