Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.
    Puntland

    2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 10, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sanadkii tagay,wuxuu u ahaa PL mid la xaqiijiyay amnigeeda gudaha oo wax badan laga qabtay.

    Waxqabadkii Xukuumada Deni ee 2025,waxaa ugu hilnaa amniga oo ahaa hortabinta 1-Aad….

    1.Waxaa dib uhabayn wanaagsan lagu sameeyay Ciidamada Daraawiishta oo maanta PL,waxay leedahay 13-kun Askari oo qalabaysan oo heegan ah marka laga reebo 2000 oo hawlgab ah.

    2.Waxaa dib uhabayn lagu sameeyay Ciidamadii Booliska oo Maanta,waxay PL leedahay 3000-Askari oo 2000 ka mid ah ay haystaan Shahaadada Master-ka.

    3.Waxaa dib uhabayn wanaagsan lagu sameeyay Ciidamada Wardoonka (PISA).

    4.Waxaa la sugay amniga caasimada oo Boolis cusub la geliyay.

    5.Waxaa la sugay amniga Xarunta ganacsiga PL ee Bosaso.

    6.Waxaa la sugay amniga Magaalada muhiimada dhaqaale,difaac iyo amni leh ee Galkacyo.

    7.Waxaa la qaaday hawlgal balaaran oo lagu sifeeyay Deegaan gaaraya 300-km oo Buurta Calmiskaad ah.

    8.Waxaa la jabiyay oo Cagta la mariyay argagixisadii caalamka ugu khatarta badnayd ee Daacish.

    Isku soo wada duuboo waxqabadkii Xukuumada ee Sanadkii tagay,waxaa ugu muhiimsanaa markay timaado gudaha PL Amniga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.