Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?
    Puntland

    Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 10, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sicuudigu muhiim nooma ahan hadaan nahay reer Puntland siyaasiyan,balse ganacsi ahaan,waa ubaahan nahay.

    Iskaashi siyaasadeed iyo mid amni,waxaa muhiim noo ah Imaaraadka Carabta.

    Sacuudigu Xamar macno,waa uyeelan karaa marka laga eego dhinacyo kala duwan.

    Hadii Sacuudigu go’aansado in uu farageliyo siyaasada gudaha Somaliya oo Xamar ay isla jaanqaadaan PL,waa ku khasban tahay in ay ka hor timaado.

    Inkastoo aanan filayn in Xasan ka guuri karo Imaaraadka oo cid walba uga dhow yahay,waxaa tusaale kuugu filan galbintii hogaamiyihii Koonfurta Yemen ee gooni goosatada ahaa.

    Hogaamiyahaas,wuxuu Doon usoo raacay SL markii laga baqay in lasoo rido diyaaradii uqaadi lahayd Imaaraadka.

    Markuu yimid Berbera oo la damcay in uu diyaarada ka raaco markale,ayaa la baqay in la qarxiyo,waxaana lagu khasbanaaday in jihada la khaldo oo diyaaradu uduusho dhanka Muqdisho iyo gudaha Somaliya,kadibna ay Xamar ka aado Imaaraadka,waxaana fududeeyay Mw Xasan Shiikh oo amray qaybta saadaasha Hawada.

    Xiriirka PL kala dhaxeeya Imaaraadka Carabta ee ku dhisan iskaashi muhiim ah,waa lama taabtaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.