Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Trump”Madaxweynaha Waqooyiga kuuriya waa xariif”
    Somalia

    Video:-Trump”Madaxweynaha Waqooyiga kuuriya waa xariif”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 1, 2017Updated:May 1, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan faraxsanaan doonin haddii Dowlada Kuuriyada Waqooyi ay tijaabiso gantaal kale oo Niyukleer ah, kaasoo noqon doona kii lixaad oo ay riddo.

    Waretsi uu siiyey barnaamijka “Face the Nation” ee ka baxa telefishinka CBS ee dalkan Mareykanka ayuu madaxweyne Trump ku sheegay in xitaa uusan arrintaasi ku farxi doonin madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo uu ku tilmaamay inuu yahay nin xushmad badan.

    Mar la weeydiiyey inuusan ku farxi doonin gantaalada soo socda ee Kuuriyada Waqooyi inay micnaheedu tahay inuu qaadi doono tallaabo milatari oo ka dhan ah xukumada Pyongyang, ayuu madaxweyne Trump ku adkeystay in sheekadu ay tahay sida ciyaarta jeeska oo kale, isla markaana uusan dooneyn in hadda ay dadku ogaadaan waxa uu ku fakarayo.

    Kuuriyada Waqooyi oo isku dayeysa inay horumariso gantaal niyukleer ah oo awoodi kara inuu soo gaaro Mareykanka, ayaa Sabtidii tijaabisay gantaal kale, balse dalka deriska la ah ee Kuuriyada Koofureed ayaa sheegay in tijaabadaasi ay mar kale fashilantay,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/mUKheN22FNo

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    November 9, 2025

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    November 9, 2025

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    November 9, 2025
    Latest Posts

    African Union Commission Welcomes South Africa as G20 Chair and Host.

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    Faallo:-Dhibaatada laga dhaxlay Hubka Jimcaale iyo talada Aaran-jaan?

    Maxaa ka jira dacaayadaha laga sameeyo diyaaraadaha taageera Ciidamada PL?

    Faallo:-Loolanka Quwadaha Ee Geeska Afrika iyo doorka Puntland?

    Exclusive: Somali ISIS Leader Allegedly Moved to Qatar as Investigations Probe Secret Transfer Mogadishu,Somalia

    Djibouti at a Crossroads: The presidential transition crisis ahead of April 2026 elections

    U.S–Sudan Relations,By U.S. Embassy in Khartoum

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.