Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa ka jira dacaayadaha laga sameeyo diyaaraadaha taageera Ciidamada PL?
    Puntland

    Maxaa ka jira dacaayadaha laga sameeyo diyaaraadaha taageera Ciidamada PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dacaayado raqiis ah,ayay ka sameeyeen diyaaradaaha saadka iyo sahayda uqaaada Ciidamada difaaca PL,iyagoo leh,waxay Hub uqaadaan Sudan oo waa kuwa Imaaraadka.

    Dacaayadahaas,waxaa maalgaliya Qatar iyo Turkiga,waxaana fuliya kooxaha Xasan iyo Farmaajo iyo Fahad,waxayna ka duulayaan…

    1.Maxay Puntland kaligeed ugu jirtaa dagaalka oo noogu diidan tahay in aan qayb ka noqono si aan kaalmo caalami ah iyo sumcad ugu helno oo isaga reebno fashilka kooxaha khawaarijta ee koonfurta Somaliya aan kala kulanay dagaaladi aan la galnay kuwaas oo ilaa hada meel ay ku danbeeyeen iyo natiijo muuqata laga hayn haday tahay maxaabiis dhul iyo deegaan iyo maydad toona.

    2.Maxay Puntland dagaalkaas Caalamiga kaligeed ugu guulaysatay oo saxaafadii iyo indhihii caalamku uhadal hayaan oo Dowladihii waa waynaa ugarab taagan yihiin.

    3.Maxay Puntland Dhaawaceeda iyo qorshaheeda dagaal kaligeed iskugu koobtay oo dhaawaceeda ugaysataa meel ka baxsan Somaliya oo Diyaaradaha qaada iyo Dalalka Daaweeya noogala tashan wayday.

    4.Maxay yihiin Diyaaradaha yimaada garoonka Bosaso ee sahayda iyo saanada uwada Ciidanka Puntland oo waxa saarana qayb nalooga siin waayay?

    5.Horay waxaa is baaro loogy dhigtay dhaawacyada Ciidanka Puntland oo Basaboorada looga xayiray,hadana waa isku day kale oo lagula dagaalamayo gurmadka caalamiga ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.