Weeraradii Labada dhinac iswaydaarsanayeen halkoodii ayay kasii socdeen Maanta.
Israa’iil?
9-Qof oo shacab ah iyo 40 dhisme oo burburay,ayaa Israa’iil soo gaaray Maanta.
Maraykanka?
Maraykanka,waxay u ahayd maalintii 1-Aad oo Askar kaga dhimato hawlgalka,waxaana ka geeriyooday Sadex Askari iyadoo ay ka dhaawacmeen 5 kale.
Maraykanku ma xaqiijin halka iyo wakhtiga ay dhinteen Askartaas,waxayse sheegeen in Markabka diyaaradaha xanbaara ee Lincoln aysan usoo dhawaan Gantaalada Balaastikada ah ee Iran soo tuurtay.
Wadamada Khaliijka?
Iran,waxay Gantaalo ku weerartay Wadamada Khaliijka Carabta ee Maraykanka xulufada la’ah.
Iran?
Iran dhankeeda,waxaa soo gaaray khasaare gaaraya…..
- Geerida 200- Qof oo shacab ah oo ay ku juraan 100- Gabdhood oo Iskuuley ah.
- 40-sarkaal oo Ciidamadeeda ka mid ah oo Israa’iil Hal daqiiqo gudahood ay ku dishay Gantaal.
- Tiroi diyaaradaheeda dagaalka ah oo la gubay ka hor intaysan soo kicin.
