Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran?
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 3, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalka oo galay Maalinkiisii Afraad,waxay xogaha laga helayo tilmaamayaan in horumar ay ka sameeyeen Maraykanka iyo Israa’iil.

    1. Afar Beri ka hor markuu dagaalku bilaabanayay Iran,waxay awoodeeda samaysashada Hubka khatarta ah ahayd 60% ,Maanta qiimayntii ugu danbaysay,waa 40%.
    2. Dagaalku markuu bilaabanayay Iran,waxay kayd uhaysatay 3000 oo Gantaal oo Balaastikada ah,Maanta,waxaa ku haray 1000- 2000 oo Gantaal.

    3.Waxaa la burburiyay ama hawlgab laga dhigay 60% Warshadihii iran.

    4 Waxaa la laayay ku dhawaad 150 iskugu jira Madax,Saraakiil iyo Khuburo Afartii Beri.

    Iran ilaa iyo hada khasaaraha ay gaysatay,waa…..

    1. Geerida AFar Askari iyo 5 dhaawac ah oo Maraykan ah.
    2. Ku dhawaad Geerida 50 Qof oo shacab reer Israa’iil ah.

    3.Waxyeelo gaartay Dekedaha,garoomada iyo Warshadaha Saliida Khaliijka Carabta.

    Ujeedka ugu weyn ee dagaalka ay ugaleen Maraykanka iyo Israa’iil,waa…

    1. In la yareeyo awooda samaysashada Hubka wax gumaada ee Iran.
    2. In la burburiyo Warshadaha oo laga dhameeyo Gantaalada Balaastikada Iran.
    3. In la laayo Madaxda,Saraakiisha Ciidanka iyo Khuburada Sayniska Iran.

    Sida ay qorshaysteen Maraykanka iyo Israa’iil ilaa Todobaad danbe way sii wadayaan dagaalka,waxaana yoolkoodu yahay Laba jibaar khasaare gaaraya in ay gaarsiiyaan Yoollalkaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    March 3, 2026

    Puntland:-War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Puntland (02 March 2026

    March 3, 2026

    Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

    March 2, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    Puntland:-War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Puntland (02 March 2026

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran?

    Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil?

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran

    Xasan Shiikh oo hawada ka celiyay diyaaradii siday Xildhibaanada PL ku matalayay Baarlamaanka

    Madaxweynaha PL oo wadatashi ugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka ku matala PL

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay dilka hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Yaa lala dilay hogaamiyihii sare Ee Iran?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.