Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Cabdirasaaq Axmed Geeldoon,ayaa loo magacaabay Xoghayaha Dowlada Hoose ee Bosaso. Geeldoon waa Nin saamayn ku leh Deegaankiisa iyo Beeshiisa Dubays. Horay,ayuu usoo qabtay booskan xiligii Dowladii Gaas. Jibril Qoobey.
Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PLNovember 19, 2025