Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?
    Somalia

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya,ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay ku guulaysatey aruurinta 10 bilyan oo dollar si ay u dhisto garoonka diyaaradaha ugu weyn Afrika…

    Garoonkan ayaa lagu wadaa in laga dhiso meel qiyaastii 40 KM dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Addis Ababa, iyadoo la filayo in garoonkaasi ay ku baxdo lacag dhan 10 bilyan oo dollar.

    Garoonku waxa uu awood u yeelan doonaa in uu qaado 100 milyan oo rakaab ah sannadkii, waxaanu noqon doonaa kan ugu weyn Afrika.

    Waxa uu noqonayaa garoonkii ugu horeeyay ee Afrika oo ay ka hawlgalaan sirdoonka macmal ah iyo robots ku hadla afafka aduunka oo dhan.

    Shirkadda Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday in ay ka heshay lacag dhan 5-Bilyan oo dollar Bangiga horumarinta Afrika oo hoos yimaada Midowga Afrika.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.