Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»130 Gantaal oo caawa lagu garaacay Caasimadda Israel
    Somalia

    130 Gantaal oo caawa lagu garaacay Caasimadda Israel

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 11, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ururka Xamaas ayaa 130 gantaal caawa ku garaacay Magaalada Talaabiib ee xarunta Maamulka Yahuuda.

    Sawirro laga soo qaaday Talaabiib ayaa muujinaya bartamaha magaaladaas oo holcaya, sidoo warbaahinta caalamiga ah ayaa soo warinaysa in la hakiyay duulimaadyadii diyaaradaha ee ku wajahnaa Talaabiib.

    Dhanka kale, Ciidanka Israel ayaa duqeymo ka geysanaya Magaalada Gaza, Wasaaradda Caafimaadka Falantiiniyiinta ayaana sheegtay in duqeymihii ugu dambeeyay lagu dilay dad shacab ah oo ay kamid yihiin in ka badan 10 Carruur ah.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    October 12, 2026
    Latest Posts

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’

    DEGDEG: Puntland oo soo saartay habraacyo looga hortagayo cudurka Ebola










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.