Video:-Somaliland oo mamnuucday Wariyayaasha iyo siyaasiyiinta Somaliland in ay tagaan Muqdisho

Wasiir Saxardiid ayaa sheegay inaan loo dulqdaan doonin in siyaasiintu iyo suxufiyiintu ay iska tagaan magaalada muqdisho isla markaana ay ku soo laabtaan magaalada Hargeysa iyagoo gacmaha kula jira waxyaabo lidi ku ah madax banaanida Somaliland,

Go’aankan ayaa soo baxay ,iyadoo shalay lagu xiray Magaalada Hargaysa wariye Coldoon oo ka yimid xiligaas Magaalada Muqdisho.

Coldoon ayaa qayb muhiim ah ka ahaa olalihii doorashada ee Madaxweyne farmaajo,waxuuna kasoo sameeyay muuqaalo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Somaliland oo mamnuucday Wariyayaasha iyo siyaasiyiinta Somaliland in ay tagaan Muqdisho"

Leave a comment