Video:-Maamulkii iyo Xildhibaanadii Cabdikariin Guuleed maamulkiisa ka tirsanaa oo Taageeray madaxweyne Sh,Axmed Shaakir

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado ayaa siw eyn usoo dhaweeyay in Madaxweynaha maamulka Gobolada dhexe Sh.Axmed Shaakir lagu casumo caleema saarka Madaxweyne farmaajo.

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Maamulka Cadaado ayaa arintaas ku bogaadiyay Madaxweyne farmaajo,waxuuna tilmaamay in ay horseedi doonto talaabadaas waji cusub oo ay yeelato isyaasada cakiran ee Gobolada dhexe,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Maamulkii iyo Xildhibaanadii Cabdikariin Guuleed maamulkiisa ka tirsanaa oo Taageeray madaxweyne Sh,Axmed Shaakir"

Leave a comment