Video:-Cabdiraxmaan Cirro oo taageeray mudaaharaadka ka dhacay London

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Somaliland,isla markaana ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdiraxmaan Cirro ayaa taageeray mudaahaaraad ka dhacay London oo looga soo horjeedo saldhiga imaaraadka carabtu ka dhisanayo Magaalada Berebera,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Cabdiraxmaan Cirro oo taageeray mudaaharaadka ka dhacay London"

Leave a comment

 
%d bloggers like this: