Akhriso:-Eng Haashim oo Baaq ku aadan ka gurmashada abaarta udiray beesha caalamka iyo Somalida

Eng Hashim Haji Gudoomiyaha Shirkadda Global Business iyo Qaar kamid ah Soomaalida Turkiga deggen ayaa ku dhaqaaqay sidii hay’adaha gargaarka ee dalka Turkiga in ay ka codsadaan sidii ay si dhab ah ugarab sitaagi lahaayeen bulshada Somaliyed ee walaalahooda abaarta darani saamaysay.

Eng Haashim oo ka mid ah haldoorka u istaagay  ka qayb qaadashada gurmadka abaartaas kulul, ayaa ugu baaqay guud ahaan bulshada Somaliyed ee ku kala nool daafaha caalamka in ay i istaagaaan oo ay ka qaybqaataan qof walbaana isku xilsaaro ka gurmashada abaartaas Dad iyo duunyaba aafaysay.

Eng Haashim ayaa qorshihiisa kasoo saaray Anbiil ku socda  inta wax caawisa alah ka sokow,ka akhriso hoos.

 

Halkan ka akhriso:-

 

Be the first to comment on "Akhriso:-Eng Haashim oo Baaq ku aadan ka gurmashada abaarta udiray beesha caalamka iyo Somalida"

Leave a comment