Madaxweyne farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliya iyo xilal kale

Madaxweyne Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa magacaabay mas’uuliyiin cusub oo ka mid noqonaya maamulka Madaxtooyada Soomaaliya.

Xilalka la magacaabay waxaa ka mid ah Agaasimaha Guud ee madaxtooyada Soomaaliya, Agaasimeyaal kale iyo la taliyayaal.

Halkaan  ka Akhriso magacyada mas’uuliyiinta la magacaabay.

1. Abuukar Daahir Cismaan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada
2. Prof  Nuur Diiriye Fuursade, La Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda.
3. Maxamed Cabdullahi Axmed, Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha
4. Cabdullaahi Yuusuf Maxamed, Agaasimaha Habmaamuuska Madaxtooyada.
5. Cabdinuur Maxamed Axmed,Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

Be the first to comment on "Madaxweyne farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada Somaliya iyo xilal kale"

Leave a comment