Beelweynta mudulood oo leh kulan deg-deg ah oo ay uga arinsanayaan saluuga wasiirada la siiyay

Mudulood ayaa leh kulan wadatashiya oo ay uga arinsanayaan qoondada laga siiyay Golaha wasiirada Cusub ee Fadaraalka.
 
Kulankan ayaa Maanta ka socda socda Hotel City Palace ee Magaalada Muqdisho.
 
Xildhibaanada labada Aqall,Odayaasha dhaqanka,siyaasiyiinta,Ganacsatada iyo guud ahaan qaybaha bulshada ee Beelweynta Mudulood.ayaa kulanka iskugu yimdi oo goob joog ah.

Be the first to comment on "Beelweynta mudulood oo leh kulan deg-deg ah oo ay uga arinsanayaan saluuga wasiirada la siiyay"

Leave a comment