Dhagayso:-Dood kulul oo ku saabsan ansixintii Baarlamaanka ee Golaha wasiirada Fadaraalka

Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa arbacadii ansixiyey xukuumadda cusub ee uu dhowaan soo dhisay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

224 ka mid ah xildhibaanada baarlamanka ayaa ogolaaday xukuumadda, waxaana diiday 15 xildhibaan, halka ay ka aamuseen 2 xildhibaan.

Hoos ka dhagayso codka dood laga qabtay ansixintaas,

 

 

Halkan ka dhagayso codka dooda