Dhagayso:-Camey iyo wafti uu hogaaminayo oo gaaray Gobolka Mudug

Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey iyo wfati uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Gobolka mudug.
 
Waftiga Camey oo ay qayb ka ahaayeen Hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala Puntland,ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Gobolka maamulka,shacabka qaybihiisa kala duwan.
 
Camey iyo waftigiisa ayaa u kuurgalidoona inta ay joogaan Gobolka Mudug xaaladaha abaarta iyo amniga.hoos ka dhagayso codka Camey.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Camey