Video:-Madaxweyne Axmed Madoobe”Tuutaha anaa gashanaya oo idinkaga horaynaya furinta ee idinkuna gashta”

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, ayaa maanta furay kalafadhigii sadexaad ee Baarlamaanka Maamulka Jubaland.

Madaxweynaha oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Golaha,ayaa si gaar ah uga hadlay qorshaha sifaynta Alshabaab ee Deegaamada ka tirsan jUbaland ee ku haray gacantooda,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka