Video:-Rw Khayre”Waxaan balan ku qaadayaa in aan u dhinto dalkayga”

Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri: “Waa inaan shacabka dhexgalnaa oo an dhageysanaa tallooyinkooda, waa inaan aqbalnaa isla xisaabtanka, waa inan ciidankeena dhiiri gelinaa, ciidankeena aniga xitaa waxaa ii qorsheysan inaan ugu tego meesha ay jogaan xitaa hadii aan naftayda ku waynayo”.
 
Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayey Wasiirada madasha ka soo qeybgalay ayaa hadalkiisa ku daray “Maanta waxaad haysataan fursad Wanaagsan oo aad dalkiina uga saartaan dhibaatada, isla markaana aad samaysaan tariikh lagu xasuusto Xukumadda, taana waxaad ku samayn karaysaan in aad wada shaqayn wanaagsan yeelataan dhexdiina”,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka