Video:-Madaxweyne farmaajo oo kormeeray kaydka saadka ciidamada

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeeray hogaanka saadka ee ciidamada dawlada fadaraalka,gaar ahaan goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka