Video:-Ganacsatada Bosaso oo ugu deeqday isbitaalka dhaqaale xoog leh

Ganacsatada magaalada Bosaso ayaa ugu deeqay dhsimaha isbitaalka guud ee Bosaso dhaqaale gaaraya 60.000 oo dolar(Lixdan ku oo Dolar),hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka