Dhagayso:-Prof.Cismaan Salaad Xirsi oo si dhamaystiran ufaahfaahiyay khayraadka dabiiciga ah ee ku jira somaliya

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Cusmaan Salaad Xirsi oo maaddadda Giyolijiga ka dhiga jaamacad ku taalla dalka Canada.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac oo ka tirsan idaacada VOA laanteeda afka somaliga ah,hoos ka dhagayso codka Cismaan salaad Xirsi.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Prof Cismaan Salaad Xirsi