Madaxweyne Farmaajo muxuu ka yiri weerarka Af-urur?

Qoraalkan waa warkii uu kasoo saaray madaxweyne Farmaajo weerarkii gaadmada ahaa alshabaab Af-urur kusoo qaaday.

madaxweynuhu sidii la rabay uguma hadlin xaalada erayadii loo baahnaana ma adeegsan,is yeel yeel badan ayaa ku jira hadalkiisa,absle waxuu dhaama inta ka liidata ee ana sooba hadalqaadin dhibaatada Puntland gaartay maanta.

Isku soo wada duuboo Farmaajo maanta waa dadaalay haduuba hadlay in badan ayuu is khaafiyay oo is dhaafiyay arimo badan oo mudnaa in uu ka hadlo Puntland ku bogaadiyo kuna taageero.

 

Halkan ka akhriso warka madaxweyne Farmaajo:-