Dhagayso:-Talyaha Ciidamada difaaca Puntalnd oo faahfaahin ka bixiyay dagaalkii Af-urur

Talyaha guud ee ciidamada difaaca Puntland Jeneral Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere), ayaa waraysi uu saxaafada siiyay maanta waxuu ku faahfaahiyay khasaaraha dagaalkii Af-urur.
 
Talyaha oo hadlay markii koowaad tan iyo intii uu dhacay weerarkii alshabaab ee saldhiga Ciidamada Puntland ee Af-urur.
 
Sicii dheere ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay argagixisada ka dileen 25-maleeshiyadooda ah oo ay ku jiraan saraakiishii hogaaminaysay,sidoo kale ay sii wadaan hawlaglka sifaynta argagixisada ilaa iyo inta ay ka xaqiijinayaan amniga Puntland,hoos ka dhagayo codka Talyaha.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Siciid Dheere