Video:-Daawo booqashadii Ra’isalwasaaraha ee dhaawyacdii qaraxii Piza House

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamaal Xasan ayaa booqday qaar kamid ah dhaawacyadii ay wax yeeladu ka soo gaartay weeararkii ugu danbeeyey ee kooxaha argagixsadu ay ka geysteen muqdisho.

Ra’isalwasaaraha ayaa mid mid u kor istaagay dhaawcyada wuxuna Alle uga baryey in uu siiyo caafimaad sareeca intii dhimatayna Naxariistiisa Janno uu ka waraabiyo, isagoona cadeeyey in Soomaaliya ay ku jirto xaalad dagaal oo u baahan in iskaashi guud laga yeesho,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka