Dhagayso:-Cudurada Daacuunka iyo Shuban Biyoodka oo boqolaal Dad ah ku dilay dalal Somaliya ay ku jirto

Hay’adda qaxootiga Norway ee NRC ayaa war-saxaafeed ay soo saartay ku sheegtay in ay dad boqollaal ah ugu dhinteen cudurrada daacuunka iyo shuban biyoodka dalal dhowr ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay. War-saxaafeed ay hay’addaasi soo saartay iyo wareysi ay idaacadda VOA siisay agaasimaha hay’addaasi ee gobolka Gabriella Waaijman, waxa warbixintan nooga diyaariyaya Jamaal Axmed Cismaan,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan