Dhagayso:-Ciidamo Maraykan ah oo hawlgal ka fuliyay Shabeellada Hoose

Ciidamo wadajir ah oo Maraykan iyo Soomaali isugu jira ayaa weerar ku qaaday saldhig kooxda al-Shabab ay ku leedahay tuullada Kuunyo-Barrow ee gobolka Shabeellada Hoose.

Sarkaal ka tirsan dowladda ayaa  sheegay in howlgalkaasi oo saddex saacadood socday lagu sii daayay maxaabiis u xirnaa kooxda al-Shabaab.

Dhinaca kale, kooxda al-Shabaab ayaa warbaahintooda ku qoray in weerarkaasi lagu soo qaaday ay fashiliyeen,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka