Video:-Daawo Waxgaradka Beesha Abokor Ciise Maxamuud oo iska fogeeyay ragii shalay Garowe ka qayliyay

Waxgaradka rasmiga ah ee matala Beesha Obokor Ciise Maxamuud oo iska fogeeyay Nimankii shalay ka qayliyay Guri garowe ku yaal.

Nabadoonada Beesha Obokor Ciise Maxamuud ee maanta hadlay ayaa ku tilmaamay hadalka Ragaas shalay kasoo yeeray in uu laaxin mudan in laga yaqyaqsado oo foolxumo iyo ilhaamo ku ah Beesha Obokor Ciise Maxamuud,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka