Video:-Maamulka Gobolka Mudug oo sheegay in ay dib usoo celiyeen bilicdii Magaalada Bursaalax

Maamulka Gobolka Mudug oo sheegay in uu maalmahan ku mashquulsanaa dib u habaynta Bilicda Degmada Bursaalax oo dhawaan uu Madaxweyne Gaas ka dhigay Degma Buuxda ,isla markaana Baarlamaanku ansixiyay,ayaa maanta soo bandhigay waxqabadkoodii Degmadaas.

Inkastoo maamulka Gobolka Mudug uu sheegtay in uu waxqabtay Bursaalax hadana wax weyn kama muuqdaan muuqaalka waxqabadka ays oo abndhigeen,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka