Video:-Xamar oo dib usoo kabanaysa iyo Taalooyinkii Taariikhiga ahaa oo dib oo dayactiray

Waxaa dib usoo kabanaya caasimadii hore ee Somaliya hadana ah xarunta hay’adaha Dawlada Fadaraalka ah Muqdisho.

Dib usoo kabashadan ayaa waxaa laga dareemayaa qaybaha goobihii taariikhiga ahaa oo dib loo dayactiray xarigana laga jaray.

Ilaa iyo hada maamulka Gobolka Banaadir waxuu dib u dayactiray oo xariga ka jaray,Taalooyinka kala ah…. SYL.Dhagaxtuur ,Xaawo Taako iyo hada oo uu dib u dayactiray Taaladii Axmed Gurey,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka