Video:-Dhismaha wajiga koobaad Ee wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo oo heer gabagaba ah maraysa

Dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo,ayaa si xawli ah kusocota 90-km waxaa hada diyaar u ah in Laami la saaro 47km, halka geed qaadkii iyo hagaajinta wadaduna uu imarayo 17km.

 
Guud ahaan 64-km ayaa laga shaqeeyey waxaana wajigii koobaad oo ku eg Badhan ka haray 26-km,hoos ka daawo muuqaalka.
 
 
 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka