Video:-Hogaamiyayaasha Qadar iyo Turkiga oo baadigoob ugu jira khilaafka khaliijka

Madaxweynaha dalka Turkiga Raceb Tayib Erdogan iyo amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad al-Thani ayaa lagu wadaa in ay maanta ku kulmaan magaalada Ankara.

Labada hogaamiye ee xulufada ah ayaa wali baadigoob ugu jira xal u helida khilaafka u dhaxeeya Qatar iyo dalalka kale ee Khaliijka ee uu hogaamiyo Sacuudiga,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka