Video:-Madaxweyne Gaas oo ka warbixiyay socdaaladisii Sacuudiga iyo imaaraadka

Madaxweynaah dawladda Puntland ayaa ugu horayn ka warbixiyey socdaalkiisii dalka sucuudiga iyo dalka isutaga Imaaraadka Carabta oo uu soo maray, waxaana uu sheegay Madaxweynuhu in isaga iyo weftiga uu hogaaminayo ay dalka Sucuudiga u tageen gudashada waajibaadka Xajka .

Sidoo kale Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa sheegay in isaga iyo wefti uu hogaaminayo ay soo mareen dalka Imaaraadka Carabta,  halkaasi oo ay u tageen arrimo la xidhiidha horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dawladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka