Video:-Camey oo shahaadooyin gudoon siiyay Aarday qalanjabisay

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa manta magaalada Garoowe shahaado sharaf ku gudoonsiiyey in kabadan 150 arday oo dhammaystay waxbarashada heerka 1aad ee jaamacadda Bariga Africa Garoowe.

Munaasabadda ayaa waxaa goob jog ka ahaa wasiirka wasaaradda waxbarashada, ku-xigeenkiisa, wasiir ku-xigeenada deegaanka iyo shaqada iyo shaqaalaha, xildhibaano, waalidiin, arday iyo martisharaf kale.

Dhammaan dadkii ka hadlay munaasabadda ayaa ammaan iyo hambalyo u jeediyey ardaydii qalin jebisey waxayna ku booriyeen inay aqoonta sii wataan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka