Video:-Deeqdii Puntland Oo Muqdisho gaartay

Waxaa muqdisho gaaray Deeqdii ka koobnayd dawada,dhakhaatiirta iyo kalkaaliyaasha Caafimaadka ee ka tagtay garowe caasimada Puntland.

Deeqdan oo gaaraysay 4-tan ayaa waxaa qaaday wafti uu hogaaminayo wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Puntland,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka