Deg-Deg:-Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Jubaland iyo Alshabaab Oo goor dhaw bilawday

Dagaal udhaxeeya ciidamada Dowlad goboledka Jubbaland iyo maleeshiyada alshabaab ayaa goor dhow ka bilawday deeganka wirkoy ee duleedka magaalada Kismaayo wixii kasoo kordha wan kula soo socodsinaynaa dagaalkuna haatan waa uu socdaa.

 

 

 

Lasoco wararkayage danbe.