Sawiro:-Halkee marayaa dhismaha garoonka diyaaradaha Garowe

Hal kilomiter ayaa la saaray Laamiga Wadada ay diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka Diyaaradaha Garowe.
 
Parking ama goobaha Baabuurta la dhigan doono ee garoonka Diyaaradaha Garowe dhismhiisii waa socdaa waxaana laga dhigayaa Laami.
 
Waxaa lawadaa dhismihiisa Terminalka garoonka diyaaradaha garowe kaasoo la fidinayo lagu darayo Hool weyn oo 40m×20m ah,sidoo kale Terminalka hada jira waa la qalabaynayaa oo la qurxinayaa.
 
Garoonka Diyaaradaha Garowe oo noqonaya kii labaad oo ay Puntland yeelan doonto oo heer caalamiya ,ayaa la xariga laga jari doonaa afarta November ee sanadkan.