Dhagayso:-Wasiirka caafimaadka Fadaraalka Oo Booqatay Dhaawacyadii Qaraxi Naasa-hablood

Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Fadaraalka Somaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur,ayaa Maanta booqatay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ,halkaasi oo la geeyay inta badan dhaawacyadii ay waxyeelado kasoo gaartay Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Waxa ay mid mid ah usoo aragtay Xaaladda dhaawacyadaas,waxayna sheegtay in dhaawac badan la geeyay Isbitaalka Madiina.

In ka badan 20-qof ayaa ku geeriyootay Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Naasa Hablood-2 ee degmada Xamarweyne ee magaalada mqudisho,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

DHAGEYSO.