Video:-Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Fadaraalka Ee Khamiislaha ahaa?

Shirka Todobaad-laha ah ee Golaha Wasiirada Xukumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay Xaaladda Maxaabiista Soomaalida ee ku xiran Xabsiyada Dalka India waxaana la sheegay in ay ku jiraan xaalad aan wanaagsaneyn.

Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Fadaraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo shir Guddoomiyay Kulanka Golaha ayaa sidoo kale looga hadlay Xaaladda Soomaaliya ee amniga iyo siyaasadda.

Warbixin laga dhageystay Wasiirada Wasaaradaha Cadaaladda iyo Arimaha Dibadda Fadaraalka Soomaaliya waxayna labadooda ka hadlay Xaaladda maxaabiista oo ay sheegeen in aysan wanaagsaneyn,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Halkan ka daawo muuuqaalka 2aad