Video:-Ninkii Gabadha kufsaday Oo Booliska Jubaland ay gacanta kusoo dhigeen

Eedeeysanaha ayaa lagu soo bandhigay xarunta Booliska Jubbaland, ayadoo saraakiisha ciidamadu ay sheegeen in ay u suurogashay in ay ninkani gacanta ku dhigeen kadib markii ay heleen xog ah in uu yimid Kismaayo.

Taliyaha Booliska Jubbaland Col. Cabdi Naasir ayaa sheegay in ninkani uu ku jiro gacanta Booliska Jubbaland ayna u gudbin doonaan dhanka Puntland, si halkaasi loogu maxkamadeeyo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Hakan ka daawo muuqaalka

Dhanka kale waxaa arintan horay uga hadlay Madaxweyne Gaas oo sheegay in Ninkaas lasoo qabanayo maxkamadna la saari doono waajibkiisana laga waraabin doono,hoos ka daawo muuqaalka Madaxweynaha oo arikaas ka hadlaya.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka