Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo furay shir looga hadlayey horumarinta degmooyinka.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland cabdixakiin cabdulaahi xaaji cumar ayaa maanta furay shir looga hadlayey Horumarinta degmooyinka Puntland .