Video :-Salaadiinta Soomaaliland oo cambaareeyey gudiga doorashada .

Qaar ka mid ah salaadiinta soomaliland ayaa cambaaeereyey gudiga doorashooyinka soomaaliland oo ay sheegeen inay sameeyeen musuq maasuq muuqda iyagoo xisbiga kulmiye ka qaatay lacago laaluush ah .

Salaadiinta ayaa sheegay in la helay warqado malaayiin ah oo been abuur ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka